Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii dhexmaray Ciidamada Galmudug iyo Ahlu sunna

Waxaa soo baxaya faahfaahino ka soo baxaya dagaal maanta ciidamada Galmudug iyo kuwo taabacsan ahlu suna ku dhexmaray deegaanka Bohol oo waqooyi ka xigta magaalada Dhuusamareb. Dagaalka ayaa bilowday markii maanta barqadii ciidamada Galmudug ay weerar ku qaadeen deegaanka Bohol oo ay fariisimo ka dhigteen ahlu sunna. Wararku waxay sheegayaan in Ciidamada Ahlusunna ay dib … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii dhexmaray Ciidamada Galmudug iyo Ahlu sunna